Farxad weyn bay ii tahay inaan maanta halkan joogo oo aan ka qaybgalo munaasibaddan. Kow waxa maanta oo ay bishu 12/09/2025- ka daah-furayaa mashruuca horumarinta banka Qool-cadey.Markii aan taariikhda dib…
Waa farxad ii ah inaan idin kala soo qaybgalo, idiinna furo shirkan qaran ee lagaga hadlayo shilalka gaadiidka. Waxa aan is leeyahay shirkani waa shir mudan inaynu isugu nimaadno talo…
Sharaf weyn bay ii tahay inaan idinku soo dhaweeyo kulankeenna khayrka leh ee aynnu isugu nimi Bisha xurmada leh ee Ramadaan, bisha naxariista, sadaqada, is cafinta iyo ka xorowga naarta.…
Maanta runtii farxad weyn ayay ii tahay in aynu halkan ugu nimaadno dhallinyarada Qaranka. Waalid kasta oo innaga mid ahi carruurtiisa iyo qoyskiisa isaga ayaa ka masuul ah, laakiin carruurta…
Tobankii bilood ee aan xilka hayey, maanta ayey iigu farxad badan tahay. Waxaa midigtayda fadhiyey Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, bidixdana waxaa iga fadhiyey Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi. Maalintii…
Golaha Wasiirrada, abwaannada qiimaha badan, hal-abuurka da’yarta ah, fannaaniinta qiimaha qaranka ku leh, kooxaha fanka ee kala duwan, dhammaan marti-sharafta, haldoorka kala duwan, ku soo dhowaada munaasibaddan qiimaha weyn innagu…
Bismillaahi Raxmaani Raxiim.Dhammaan bulshada reer Somaliland, gaar ahaan gobolka Awdal iyo caasimadiisa Boorama waxa aan ugu baaqayaa nabad, xasilooni iyo isku duubni ummadeed. Madaxweyne ahaan waxaan diyaar u ahay wax…
Muwaadiniinta sharafta badan ee Jamhuuriyadda Somaliland, Asalaamu calaykum Wa-raxmatulaahi Wa-barakaatu. Anniga oo ku hadlaya magacayga iyo magaca dawladda Jamhuuriyadda Somaliland waxa aan idiinku hambalyeynayaa curashada sannadka cusub ee 2026. Sannad…
Waxaa mahad leh Allah nabadda ka dhigay mid ka mid ah yoolasha ugu horeeya ee Islaamku hirgelinaayo, Nebigeena Muxummadna ka dhigay shamaca nabadda caalamka, midaynta quluubta iyo walaalaynta shucuubta.Walaalayaal, maanta…
Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Asalaamu calaykum Wa-raxmatulaahi Wa-barakaatu.Waxa aan ugu horayn xuska maalinta caalamiga ah ee haweenka ee 8 March hambalyo iyo boggaadin u dirayaa dhammaan haween weynaha caalamka oo ay…
Farxad weyn bay ii tahay aniga iyo shacbiga Somaliland ba inaan ka qaybgalo munaasibadda dib u aasaaska ciidanka Jamhuuriyadda Somaliland, Ciidamada qaranka intii Somaliland dib xorriyaddeeda ula soo noqotay waxa…
Waxa aan fursaddan uga faa’iidaysanayaa inaan u sheego dalalka aannu saaxiibka nahay, deriskayaga, walaalahayaga carbeed iyo kuwa gobolka ee Muslimiinta ah iyo kuwa aan ahayn, gaar ahaan ku wa ku…
