The rise of multi-event experiences
Xafladda waxa kale oo ka hadlay mas’uuliyiin muhiim ah oo ka tirsan dowladda iyo laamaha amniga, oo ay ku jiraan Taliyaha Booliiska, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, iyo Taliyaha Hawlgallada. Mid kastaaba wuxuu qiray guulaha Ciidanka wuxuuna mar kale adkeeyay inay ka go’an tahay nabadda iyo xasilloonida.
Anagoo la shaqaynayna saraakiisheena dedaalka badan, waxaan sii wadaynaa dhisidda qaran ku dhisan isku duubni, caddaalad, iy
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro
Waxa aan u mahadnaqayaa marka hore wasaaradda maalgashiga iyo wasaaradda madaxtooyada oo gacan siisay iyo ciddii kale ee gacan ka geysatay inuu shirkani qabsoomo. Waxa kale oo aan u mahadnaqayaa…
Waa habeen weyn oo taariikhi ah, waa m unaasibad qiime weyn ugu fadhida qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, waxana aynnu xusaynaa sannad-guuradii 65-aad ee kasoo wareegtay maalintii aynnu xorriyadda ka qaadannay Boqortooyada…
Madaxweyne ku xigeenka, Guddoomiyaha golaha Guurtida, Guddoomiyaha golaha wakiillada iyo shirguddoonka labada aqal ee baarlamaanka, xildhibaannada, diblumaasiyiinta iyo marti sharafta dalalka aynu saaxiibka nahay iyo hay’adaha caalamiga ah.Madaxweynayaasha iyo madaxweyne-xigeennada…
Bismallaahi Wa bihii nastaciinu calaa Umuuri dunyaa wa-ddiin… Wa salaatu, wa salaamu calaa Sayidinaa Muxamed SCW.Mudane Guddoomiye, mudanayaal shir-guddoonka labada gole ee Guurtida iyo Wakiillada, xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka…
Waxa aan ugu horayn xuska maalinta caalamiga ah ee haweenka ee 8 March hambalyo iyo boggaadin u dirayaa dhammaan haween weynaha caalamka oo ay ugu horeeyaan haween weynaha Jamhuuriyadda Somaliland,…
Kasoo qaybgalka kalka afraad ee shirweynaha qaran ee shaqo abuurka iyo shaqadu Sharaf weyn buu ii yahay, Jamhuuriyadda Somaliland qaran ahaan culays badan baa ina haysta heerka shaqo la’aanta oo…
Xafladda waxa kale oo ka hadlay mas’uuliyiin muhiim ah oo ka tirsan dowladda iyo laamaha amniga, oo ay ku jiraan Taliyaha Booliiska, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, iyo Taliyaha…
