Khudbadaha

Khudbadda Madaxweynaha ee Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland

Khudbadda Madaxweynaha ee Shirka Macdanta

Khudbadda Madaxweynaha ee Xuska Ciidanka Booliska

๐–๐€๐‘ ๐’๐€๐—๐€๐€๐…๐€๐ƒ๐„๐„๐ƒ

Waxa ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane Cabdalle Maxamed Carab, isaga oo sheegay in ammaanka guud ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland uu yahay mid sugan oo xasiloon, isla markaana aanay jirin wax amni darro ah ama qalalaase nooc kasta oo uu yahayba oo ka jira dhammaan Gobollada dalka. Wasiirku waxa kale oo uu Golaha la wadaagay warbixin guud oo la xidhiidha Safar Shaqo oo isaga, Wasiirrada Gaashaan-Dhigga iyo Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ay ku tageen Gobollada Salel iyo Awdal.

Khudbadda Madaxweynaha ee Maalgashiga

Khudbadda Madaxweynaha ee Munaasibadda 26-ka June

App Icon Download app