Khudbadda Madaxweynaha ee Banka Qool-caday

Farxad weyn bay ii tahay inaan maanta halkan joogo oo aan ka qaybgalo munaasibaddan. Kow waxa maanta oo ay bishu 12/09/2025- ka daah-furayaa mashruuca horumarinta banka Qool-cadey.Markii aan taariikhda dib u waraystay ilaa berigii aynnu gobonnimada ka helnay Ingiriiska 1960-kii waa mashruucii ugu ballaadhnaa ee maalgelin ah ee la keenno degmada Sallaxley, mashruuca faah-faahintiisa wasaaraddaa…

Sii akhri

Khudbadda Madaxweynaha ee Xidhitaanka Shirka Nabadda Beelaha Gobolka Sanaag

Tobankii bilood ee aan xilka hayey, maanta ayey iigu farxad badan tahay. Waxaa midigtayda fadhiyey Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, bidixdana waxaa iga fadhiyey Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi. Maalintii xilka la ii dhaariyey, Suldaanka iyo Ugaaskuba dalka way ka maqnaayeen, maantana waxaan ku faraxsanahay inay hareerahayga joogaan munaasibaddan qaaliga ah ee weyna ay i…

Sii akhri

Khudbadda madaxweynaha ee Abwaanada Somaliland iyo Bahda Fanka

Golaha Wasiirrada, abwaannada qiimaha badan, hal-abuurka da’yarta ah, fannaaniinta qiimaha qaranka ku leh, kooxaha fanka ee kala duwan, dhammaan marti-sharafta, haldoorka kala duwan, ku soo dhowaada munaasibaddan qiimaha weyn innagu leh ee aannu caawa u samaynay in aannu ku karaamayno kuna maamuusno hal-abuurka Somaliland. Shacabka Somaliland, farriinta koowaad ee aan u sheegayaa waxa weeye: intii…

Sii akhri

Khudbadda Madaxweynaha Ee Nabadaynta Ceel Afweyn

Waxaa mahad leh Allah nabadda ka dhigay mid ka mid ah yoolasha ugu horeeya ee Islaamku hirgelinaayo, Nebigeena Muxummadna ka dhigay shamaca nabadda caalamka, midaynta quluubta  iyo walaalaynta shucuubta.Walaalayaal, maanta farxadaynta nabadda Ceel Afweyn sababteedu maaha oo kaliya in aan madaxweyne ahaan dareensanahay waajibka Dastuuriga ah ee iga saaran raadinta adkaynta nabadgalyadda dadkayga, waxaa ii…

Sii akhri

Khudbadda Madaxweynah Ee Xuska 8 March

Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Asalaamu calaykum Wa-raxmatulaahi Wa-barakaatu.Waxa aan ugu horayn xuska maalinta caalamiga ah ee haweenka ee 8 March hambalyo iyo boggaadin u dirayaa dhammaan haween weynaha caalamka oo ay ugu horeeyaan haween weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan si gaar ah u salaamayaa dhammaan wasiirada hablaha ah, wasiirada kale ee qaranka, janannada, agaasimayaasha, masuuliyiinta kale…

Sii akhri

Khudbadda Madaxweynaha ee Xuska Aasaaska Ciidanka Qaranka

Farxad weyn bay ii tahay aniga iyo shacbiga Somaliland ba  inaan ka qaybgalo munaasibadda dib u aasaaska ciidanka Jamhuuriyadda Somaliland, Ciidamada qaranka intii Somaliland dib xorriyaddeeda ula soo noqotay waxa la aasaasay 1994-kii laakiin Somaliland taariikhdeedu intaas way ka mug weyn tahay ciidamadii ugu horreeyey Somaliland yeelatana waxa la Aasaasay 1914-kii, waana ciidankii Rakuubleyda ee…

Sii akhri

App Icon Download app