
Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Dhakhtarka Taiwan iyo Casriyeynta Cisbitaalka Hargeysa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Dhakhtarka Taiwan (Taiwan Medical Center) iyo Casriyeynta Cisbitaalka Hargeysa. Mashruucan



