Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Dhakhtarka Taiwan iyo Casriyeynta Cisbitaalka Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Dhakhtarka Taiwan (Taiwan Medical Center) iyo Casriyeynta Cisbitaalka Hargeysa. Mashruucan ballaadhan waxa maalgelisay Dawladda Taiwan, kaas oo qayb muhiim ah ka qaadan doona horumarinta adeegyada caafimaadka ee dalka. Munaasibadda dhagax-dhigga Xarunta Dhakhtarka Taiwan ayaa ahayd…

Read More

Office of the President

Leading Somaliland towards progress, unity, and prosperity. Working together for a brighter future for all Somaliland citizens.

Contact Us

Hargaisa, Somaliland
Email: info@president.so
Phone: +252 1 234 5678

App Icon Download app