IMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan diblomaasiyadeed oo muhiim ah kula yeeshay Safiir ku-xigeenka Dawladda Faransiiska u fadhiya Jamhuuriyadda Kenya, Mudane 𝐑𝐨𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐉𝐎𝐋𝐘 iyo Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayey oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Somaliland.Weftiga ka socday dalka Faransiiska, oo ahaa kii ugu ballaadhnaa ee…
